Maxaa inagu xiga imaan Gaarno hadaf yadeena
Maxaa inagu haya inaynu gaadhno hadafyadeena
1: Aaminaada: Aaminaadu waxay ka timaada kalsooni aad ku qabto in aad
ka gun gaadhayso hadafkaagaas, kaas oo kuu saamaxaya in aad dabka ku
huriso qalbigaaga.
2: Dhiirigalinta: Dhiirigalintu waa shayga ugu muhiimsan ee qofka u
horseeda inuu ka dhabeeyo hadaf, waayo qof kastaba waxa dabada ka
riixaya waa dhiiranaan kuu ku qabo waxa uu qabanayo.
3:Dareen: Dareenka in uu qofku garto oo uu garwaaqsado qiimihisa qofnimo
iyo awoodihiisa aqooneed iyo fikireedba
4: Ka go’naansho: inay qofka ka go’antahay inuu noqdo mid ay si dhab ah
qalbigiisa uga soo go’ay ka gun gaadhista hadafkani.
5: Joogtaynta: joogtaynu waa ta kala saarta qofka leh go’aanka dhabta ah
iyo ka bilaa goaan qaadashada ah.
6: Cibaadada: in aad Alle ku xidhnaato waxa ay kaa caawinaysa in aad
noqoto qof degan oo isku buuqa iyo warwarku ku yaraado, deganaan maskax
iyo mid qalbiyeedba dareema, sidoo kale cibaadadu waxay kuu
saamaxaysaa in aad Illaahay talo saarato oo aad ku xidho dhammaan
talaabooyinka aad qaadayso