Geeraar jaceyl oo xul ah
Geeraar jaceyl oo xul ah
Geerar kan udir mataan taada ama saaxib taada hadeey kaa fog tahay waxaa uu leeyahay ereyo aad u macaan hana moogan halkaan sii aad u hasho wax intaa ka badan
Laba dhoof ku kala maqan
Midba dhinac ku noolyahay
Isku Qaba jaceyl dhab ah
Dhambaal leysku diro
Dhiiri galin ku wada nool
Dharaarteey kulmayaan
Soo dhawee Allahayow