nick vujicic
sheekadii nick vujicic }
Maanta waxaan ka sheekeyn doonna qof aan luga iyo gacmo mid aan laheey waana {nick vujicic}nick vujicic wuxuu Ku dhashay Melbourne
Ee dalka Australia sanadkii 1982 Markii ugu horeysay ee uu dhashay hooyadii waxay diiday inay
aragto amase ay qabato iyadoo kalkaalisadii ay u haysay mudo, markii dambe
waxay ku qanceen Markii uu yaraa curyaanimada Vujicic waxay ku sababtay inuu waajaho halgan muuqaaleed iyo mid dareen ahba.Sharciyada dalkiisa u yaala umay suurtogalin inuu ku biiro iskuul fiican, waxyar
kadib markii loo ogolaaday inuu ku biiro iskuulkiina wuxuu cadaadis iyo xoog
sheegasho kala kulmay ardaydii ay dugsiga wada baranayeen taasi oo ku
sababtay inay murugo aad ubadani haleesho markii uu 8 jir ahaa. Markii uu 10
jir noqday wuxuu iskudayay inuu isdilo markii uu u adkaysan waayay noloshuu
ku sugan yahay.
Vujicic hamigiisu wuxuu ahaa inuu ku noolaado nolol guul leh, islamarkaana uu
yeesho awood uu kaga gudbo dhamaan ayaandarooyinkan haleelay si uu guul
u gaadho.
Inkastoo aanu lahayn wax adimo ah, hadana kamuu fikiri jirin waxaanu haysan,
balse si sidaa kasoo horjeeda mid kamid cagihiisa aad ka u dhumucda yar oo
lahayd laba farood ayaa ku hogaamisay nolol barwaaqo ah. Wuxuu bartay sida
loo isticmaalo computer-ka waxaanu halkii minute ba qori karaa 40 xaraf.
Sidoo kale wuxuu awood u yeeshay inuu tuuro kubada tenniska, inuu qabsado
galaas biyo ah,inuu shanleeyo timihiisa,inuu cadayo ilkihiisa, inuu taleefanka ujawaabo, islamarkaana uu gadhka xiirto. Wuxuu ciyaari kartaa noocyo badan
oo kamid ah sportiga sida golf-ta, dabaasha,iyo waxa loo yaqaano skydiving.
Waxa uu laba bachelor degree ah ka diyaariyay xisaabaadka iyo dhaqaalaha.