MAXAA KAA CAAWINAYA INAAD FAGAARE KA HADLE/HADASHO NOQOTO
MAXAA KAA CAAWINAYA INAAD FAGAARE KA
HADLE/HADASHO NOQOTO
Cilmi kasta iyo aqoon kasta oo aad barataa waa inay wadataa wax ku caawiya oo
inaad shaygaa ka guul gaadho kuu sahlayaa ay jiraan.
Qofka doonaya inuu heer wanaagsan ka gaadho fagaara ka hadalka waxa jira arimo
dhawra oo caawinaya, kuwaas oo kala ah. Cilmi kasta iyo aqoon kasta oo aad barataa waa inay wadataa wax ku caawiya oo

dhawra oo caawinaya, kuwaas oo kala ah.
A. Dad badan la kulan si aad fikirado uga hesho, kadibna aad ugu sharaxdo
muhiimada fikiradahaas. Taas oo kaa caawinay inaad awoodo inaad dad
qanciso.
B. Noqo xubin si wax ku oola uga shaqaysa samo falka (Volunteer jobs),
waxa kuu suura galay inaad dad badan u gudbiso aragtiyo iyo
muhiimada shaqadaada. Waxaana kuu suuragalay inaad dhaqano cusub
oo hadhow ku caawiya aad hesho.
C. Dhis kalasooni u dhaxaysa adiga iyo dadka muhiimka ah si aad fursad
ugu hesho inaad noqoto qof la wadaaga aragtiyo, wax qabad iyo fikirado
kadibna ay u suura gasho inuu dadka la wadaago.
D. Dhis xirfad ku xidhan guulaha noloshaada.
Tusaale: Wax badan marka aad ku guulaysato waxaad awooda inaad
dadka u sheegto habkaad u guulaysatay adigoo dhiirrigelin uga dhigaya
si ay iyana jidkaas u raacaan.Marka aad ka soo baxdo dhamaan qodobadaas ee aad fuliso adigoon sagsaagayn
waxa lagaa rabaa hadana inaad dhaqano qofeed oo kuu gaara samayso, kuwaas oo
kaa caawinaya dhinacyo badan.
i. Wax badan akhri: Dadka akhriska ku wanaagsani waa dadka ugu cadcad
dhanka fagaara ka hadalka sababto ah waxa hayaan macluumaad badan oo
caawinaya isla markaana u suuragalinaya inay dadka wax badan u sheegaan.
Iyagoo ku kaabaya tusaalayaal badan oo khuseeya hadba waxay ka
hadlayaan.
ii. Noqo qof furfuran: Dadka dabacsan ee furufurani waxay awoodaan inay
kasbadaan dadka isla markaana qanciyaan adna waa mid ay tahay inaad ku
guulaysato si dadku mabsuud kuula noqdaan.
Waxa kale oo ku caawin kara oo la ogaaday kadib cilmi baadhsiyo badan oo la
sameeyey dhawr qodob oo kuwa aynu soo tilmaamnay ka fogayn, aniga in badan
way I caawiyeen.
1. Waa Inaad tahay qof ka awood leh.
Dhinca Hadalka.
Dhinaca Muuqa.
Dhinaca Dad La Dhaqanka.
Dhinaca Aqoonta.
Dhinaca hadalka markaan ku leeyahay waxaan uga jeeda waa in hadalkaagu
ahaado mid xoogan oo dadka deeqi kara, hadiise hadalkaagu noqdo mid daciida
oo jiitamaya dadku way kugu caajisi adna waxba ma gaadhsiin kartid.
Waxaanad marba mark aka danbaysa arki dadkii oo kaa jeestay, iska
sheekaysanaya qaarna ayba kaa tageen oo ay dhibsadeen hadalkaagan diciifka ah.
Sidaa la ajligeed waa inaad hadal dhisan oo qaab adayg ahaan u buuxa uu
hadalkaagu noqda, kana duwanaada in badan kii suuqa ee saaxiibadaa iyo
saaxiibtaa aad ku wada hadli jirteen.
Dhinaca muuqana waa in aad bilnaata markaad dadka u tagay ee aanad dhar
iska caadiya iwm dadku ula tagin se adiga oo dhisan oo taagan aad dadka hor
istaagtaa si ay ugu qancaan sida aad u sharaftay iyo muuqaga bilan oo soo
jiidasho badan samayn kara. Taasina adiga ayay faa’iido badan kuu yeelanaysaa. Dhinaca dad la dhaqankana muhiimadu waa inaad dad la noolaansho iyo la
dhaqan wanaagsan tahay isla markaana tahay qof dadka qadariya oo xishmad
badan siiya, taas waxay kuu sahlaysaa inay dadku kuu soo istaagaan isla
markaana adiga hawshaadi si fudud kuugu fusho.
Dhinaca aqoonta waa qodob muhiima oo fagaara ka hadalkaaga ama nuxur u
yeelaya ama kaa kala jabinaya oo wax bilaa tayo ah ka dhigi doona. Qofbana
qofka uu ka aqoon sareeyo waa uu ka jeedin wanaagsan yahay waa hadii uu
yaqaan fagaara ka hadalkee.
Markaa waa muhiim inaad aqoon kugu filan oo ku caawisa leedahay